Sat – Thurs: 8:00am – 4:00pm

Call us: 558

info@niebc.gov.so

Language Flag Loading…

Daabacadaha Xeerarka

Ku soo dhawaada qaybta daabacaadda ee Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka  iyo Soohdimaha. Halkan, waxaan ka heli kartaa dukumentiyo rasmi ah oo ballaaran, warbixinno, iyo lifaaqyo la xiriira waajibaadkeena ee ah qabashada doorasho xor ah, xalaal ah, oo lagu kalsoonaan karo oo Soomaaliya ka dhacda.