by muktar7@gmail.com | Jul 13, 2025 | Doorashada, Warar
Jowhar, Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Soomaaliya – Luulyo 13, 2025 – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle maanta oo Sabti ah,...