by muktar7@gmail.com | Jul 8, 2025 | Doorashada, Warar
Dhuusamareeb, Galgaduud – Waxaa si habsami leh uga socota Xaafadda Waxarcadde ee magaalada Dhuusamareeb diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taasoo qayb ka ah qorshaha ballaaran ee doorashooyinka soo socda. Hawshan diiwaangelinta ah ayaa muwaadiniinta u suurtagelinaysa...