by muktar7@gmail.com | Jul 3, 2025 | Doorashada, Warar
Baydhabo, Soomaaliya – Luulyo 3, 2025 – Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furay ololihiisa diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, taas oo ah tallaabo...