by muktar7@gmail.com | May 3, 2025 | Doorashada
Maanta oo ah sabti May 3, 2025 ayaa ku soo beegantay xilli aad muhiim u ah geedi socodka dimuquraadiyadeed ee Soomaaliya iyadoo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah uga bilaabay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho...