by muktar7@gmail.com | Oct 19, 2025 | Doorashada, Ururrada Siyaasadda, Warar
Muqdisho, 19 Oktoobar 2025– Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay LIISKA KMG ah CODBIXIYAASHA DIIWAANGASHAN EE GOBOLKA BANAADIR si waafaqaan Qod. 34 aad ee Xeerka Doorashooyinka Qaranka si ay muwaadiniinta...
by muktar7@gmail.com | Jul 15, 2025 | Doorashada, Warar
Muqdisho, 15 Luulyo 2025 – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa maanta xaruntiisa Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Taageerada Doorashooyinka (IESG). Booqashadan, oo...
by muktar7@gmail.com | Jul 13, 2025 | Doorashada, Warar
Jowhar, Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Soomaaliya – Luulyo 13, 2025 – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u daah-furay ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle maanta oo Sabti ah,...
by muktar7@gmail.com | Jul 9, 2025 | Doorashada, Warar
Jowhar, Gobolka Hirshabelle – Tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca dimoqraadiyadda, wafdi heer sare ah oo ka socda Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo kuwa...
by muktar7@gmail.com | Jul 8, 2025 | Doorashada, Warar
Dhuusamareeb, Galgaduud – Waxaa si habsami leh uga socota Xaafadda Waxarcadde ee magaalada Dhuusamareeb diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taasoo qayb ka ah qorshaha ballaaran ee doorashooyinka soo socda. Hawshan diiwaangelinta ah ayaa muwaadiniinta u suurtagelinaysa...
by muktar7@gmail.com | Jul 8, 2025 | Doorashada, Warar
Jowhar, Dowlad Goboleedka Hirshabelle – Wafdi heer sare ah oo ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo uu hogaaminayo Commissioner Abdi Addow ayaa gaaray magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Wafdigaan ayaa...