Sat – Thurs: 8:00am – 4:00pm

Call us: 558

info@niebc.gov.so

Language Flag Loading…
Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo shir wadatashi la yeeshay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed.

Dec 25, 2024

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ayaa maanta kulan xog waraysi iyo wadatashi ah la yeeshay  haweenka Soomaliyeed. Kulanka oo ujeedkiisu ahaa sidii haweenka Soomaliyeed uga qeyb qaadan lahaayeen ololaha wacyigelinta dadwaynaha ee doorashooyinka ayaa waxaa ka soo qayb galay aqoon yahanka, hoggaanka, dhalinyarada iyo waxgaradka haweenka Soomaliyeed qayb ka mid ah ee u qareema xuquuqda dumarka.
Guddoomiyaha Guddiga Md. Abdikarim Ahmed Hassan iyo Ku xigeenka Guddoomiyaha Md Saadiq Abshir Garaad oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Guddiga ayaa warbixinno kala duwan ka dhagaystay haweenka. Waxayna bogaadiyeen sida ay haweenka uga go’an tahay inay qaataan doorkooda sidii dalka looga hirgelin lahaa doorasho qof iyo cod ah.
Guddiga ayaa dhankooda ballan qaaday inuu la tashado dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada, si gaar ahna u tixgeliyo doorka haweenka.
WARGELIN RASMI AH : Shaacinta Liiska Ku-meel-gaarka ah ee Codbixiyayaasha Gobolka Banaadir

WARGELIN RASMI AH : Shaacinta Liiska Ku-meel-gaarka ah ee Codbixiyayaasha Gobolka Banaadir

Muqdisho, 19 Oktoobar 2025– Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay LIISKA KMG...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) oo ku soo Dhaweeyay xarunta Guddiga Wafdi ka Socda IESG- Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha doorashooyinka.

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) oo ku soo Dhaweeyay xarunta Guddiga Wafdi ka Socda IESG- Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha doorashooyinka.

Muqdisho, 15 Luulyo 2025 – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (NIEBC) ayaa maanta xaruntiisa Muqdisho ku soo...
Ololaha Taariikhiga ah ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo ka Bilowday Hirshabelle, Horumarinaya Hab-dhismeedka Doorashada ee “Hal Qof Hal Cod”.

Ololaha Taariikhiga ah ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo ka Bilowday Hirshabelle, Horumarinaya Hab-dhismeedka Doorashada ee “Hal Qof Hal Cod”.

Jowhar, Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Soomaaliya – Luulyo 13, 2025 – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa si...

Baraha Bulshada GMDQS

Video

Tags: