Sat – Thurs: 8:00am – 4:00pm

Call us: 558

info@niebc.gov.so

Language Flag Loading…

Cabdikariim Axmed Xasan

Gudoomiyaha Guddiga

Hordhac

Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ee Soomaaliya. Waxaa loo doortay xilka Gudoomiyaha Guddiga December 2, 2024,  iyadoo ujeedadu tahay hogaaminta Guddiga  iyo maareynta hababka doorashada ee Soomaaliya. Hoggaamintiisu waxay lama huraan u tahay inuu dalka ku hago doorasho xor, xalaal ah, oo lagu kalsoonaan karo, taasoo ah tallaabo muhim ah oo ka mid ah dadaallada joogtada ah ee Soomaaliya ee lagu xoojinayo hay’adaha dimoqraadiyadda.

Khibradda

Mudane Cabdikariim, waxa uu aqoon dheer u leeyahay maamulka iyo dawladnimada, isaga oo soo qaatay khibrad dhawr sano ah oo uu ku soo qaatay shaqooyin kala duwan oo la xiriiri maaraynta doorashooyinka iyo adeegga bulshada. Khibraddiisu waxa ay koobaysaa xeerarka doorashada, waxbarashada codbixiyayaasha, iyo ka qaybgalka bulshada, oo muhiim u ah kobcinta kalsoonida iyo ka qaybgalka hannaanka doorashada.

Gudoomiyaha GMDQS

Waajibaadka Xilka Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha:

Matalaadda Guddiga:

  • Matalaadda Guddiga Dacwadaha Garsoorka iyo inuu ku hadlo afka GMDQS
  • Saxiixidda Dokumiintiyada Rasmiga ee ka baxo Guddig
  • Xoojinta iyo Joogteeynta Xiriirka hay’adaha oo ay ku jiraan hay’adaha dawladda, ururada caalamiga ah, iyo dadweynaha guud
  • Hubinta in Guddiga shaqadiisa cadahay, kuna ilaaliyo waafaqidda xeerarka doorashada ee Dalka.

Qabashada iyo Shir-guddoonka Shirarka Guddiga:

Guddoomiyuhu waxa uu awood u leeyahay inuu shir gudoomiyo shirarka xubnaha GMDQS, dejiyo ajandaha, iyo toosinta doodaha Guddiga. Shaqadani waxa ay muhiimad gaar ah u leedahay dammaanad qaadka hawl-galka waxtarka iyo hufnaanta leh ee Guddiga. Gudoomiyuhu inta lagu jiro kalfadhiyadani waa lagama maarmaan in la abuuro jawi iskaashi, horumarinta wadahadal furan, iyo fududaynta habka go’aan qaadashada ee ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee khuseeya doorashooyinka iyo Soohdimaha.

Korjoogteynta Qorshe Hawleedka:

  • Wuxuu qaadanayaa doorka Sare ee horumarinta, fulinta, iyo la socodka qorshayaasha istaraatiijiga ah iyo hawlgelinta.
  • Waxu dammaanad qaadayaa in la is waafajiyo waajibaadka iyo Howlaha Guddiga.
  • Waxuu xaqiijinayaa ka faa’iidaysiga kheyraadka si wax ku ool ah.
  • Waxuu siinayaa hagitaan iyo tilmaamo shaqaalaha Guddiga.
  • Wuxuu sameeynayaa kormeerida waaxyaha iyo qaybaha.
  • Wuxuu hubinayaa fulinta hawlaha wakhtiga ku haboon oo hufan.

Kobcinta iyo Joogteynta Xiriirka Heerarka kala duwan ee Dowladda:

Guddoomiyuhu waxa uu hayaa mas’uuliyadda samaynta iyo joogteynta Xiriir xoogan oo lala yeesho hay’adaha kala duwan ee dawladda ee heer federaal, gobol iyo heer degmo. Xiriir ku dhisan iskaashi waxa uu muhiim u yahay gudashada waajibaadka GMDQS, gaar ahaan isku-dubbaridka hawlaha la xiriira  doorashada iyo soohdimaynta, soo iibinta taageerada lagama maarmaanka ah, iyo hubinta in shaqada Guddiga ay la jaanqaadi karto hannaanka dawladnimada casriga. Xiriiradan waxa ay sidoo kale qayb ka yihiin kobcinta kalsoonida iyo iskaashiga, kuwaas oo aan laga maarmi karin qabsoomida doorashooyinka iyo hababka soohdimaynta Soohdimaha.

Gudashada Waajibaadka Kale ee Loo Igmaday: Marka laga soo tago waajibaadkaas gaarka ah, Guddoomiyuhu wuxuu sidoo kale mas’uul ka yahay gudashada waajibaadka kale ee  ku cad Dastuurka ama Xeerarka kale ee dalka u yaalo. Iyada oo la hubinayo in doorka Guddoomiyuhu uu ahaado mid dabacsan oo la qabsan kara horumarinta muuqaallada sharciga iyo siyaasadda. Midaas oo u ogolaanayso Guddoomiyaha in uu si wax ku ool ah u wajaho caqabadaha ama culeesyada soo baxaya, taas oo sii xoojineysa muhiimadda uu xafiisku ku leeyahay hannaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya.

Professional Team

Team Behind Our Success

Alex Martinez

Founder

Robert Stowe

Chief Executive

Vanessa Lucky

Manager

Andrew Rich

SEM Manager
:root { --color1: #4b8bc9; --color2: #153462;} .blurb_img_zie .et_pb_blurb_content .et_pb_main_blurb_image{overflow:hidden;position:relative}.blurb-icon-color4 .et_pb_blurb_content .et_pb_main_blurb_image .et_pb_image_wrap .et-pb-icon{color:var(--color1)}.blurb_img_zie .et_pb_blurb_content .et_pb_main_blurb_image img{width:100%;height:auto;transition:.5s}.blurb_img_zie:hover .et_pb_blurb_content .et_pb_main_blurb_image img{transform:scale(1.2)} .lt-team-sec-2{position:relative;display:block}.lt-team-sec-2 .blb-team .et_pb_blurb_content .et_pb_main_blurb_image{position:relative;display:block;border-top-right-radius:20px;border-top-left-radius:20px;border-bottom-right-radius:17px;overflow:hidden}.lt-team-sec-2 .blb-team .et_pb_blurb_content .et_pb_main_blurb_image:before{position:absolute;top:0;left:0;right:0;bottom:0;content:"";background-color:var(--color2);opacity:.4;width:0%;-webkit-transform:translateY(100%);transform:translateY(100%);border-top-right-radius:20px;border-top-left-radius:20px;border-bottom-right-radius:17px;-webkit-transition:.5s;transition:.5s;z-index:1;-webkit-box-sizing:border-box;box-sizing:border-box}.lt-team-sec-2 .blb-team:hover .et_pb_blurb_content .et_pb_main_blurb_image:before{-webkit-transform:translateY(0);transform:translateY(0);width:100%}.lt-team-sec-2 .blb-team .et_pb_blurb_content .et_pb_blurb_container .et_pb_module_header{position:relative;display:block;background-color:#fff;-webkit-box-shadow:0 5px 30px 0 rgba(0,0,0,.05);box-shadow:0 5px 30px 0 rgba(0,0,0,.05);padding:15px 30px 39px;border-top-left-radius:15px;border-bottom-right-radius:15px;margin-left:10px;margin-top:-80px;z-index:2;color:##1239ac;transition:.3s;box-shadow:0 0 10px rgba(0,0,0,.2)}.lt-team-sec-2 .icon-team,.lt-team-sec-2 .social-team{position:absolute;background-color:var(--color1);z-index:2}.lt-team-sec-2 .blb-team .et_pb_blurb_content .et_pb_blurb_container .et_pb_module_header:hover{color:var(--color1)}.lt-team-sec-2 .blb-team .et_pb_blurb_content .et_pb_blurb_container .et_pb_blurb_description{position:absolute;display:inline-block;background-color:var(--color1);padding:5px 20px;bottom:-11px;left:0;border-top-right-radius:15px;z-index:2;color:#fff}.lt-team-sec-2 .blb-team .et_pb_blurb_content .et_pb_blurb_container .et_pb_blurb_description:before{position:absolute;top:-10px;left:0;content:"";border-top:10px solid transparent;border-right:10px solid var(--color1);border-bottom:0 solid transparent;-webkit-box-sizing:border-box;box-sizing:border-box}.lt-team-sec-2 .blb-team .et_pb_blurb_content .et_pb_blurb_container .et_pb_blurb_description:after{position:absolute;bottom:0;right:-10px;content:"";border-top:0 solid transparent;border-left:10px solid var(--color1);border-bottom:11px solid transparent}.lt-team-sec-2 .icon-team{right:20px;top:0;width:45px;height:45px;line-height:45px;cursor:pointer}.lt-team-sec-2 .icon-team .et_pb_icon_wrap .et-pb-icon{color:#fff;margin-right:0}.lt-team-sec-2 .social-team{right:20px;top:45px;text-align:center;width:45px;border-bottom-left-radius:14px;border-bottom-right-radius:14px;-webkit-transform:scaleY(0);transform:scaleY(0);-webkit-transform-origin:center;transform-origin:center;-webkit-transform-style:preserve-3d;transform-style:preserve-3d;-webkit-transition:.5s;transition:.5s;-webkit-transform-origin:top center;transform-origin:top center;display:inline-grid}.lt-team-sec-2 .icon-team:hover+.social-team,.lt-team-sec-2 .social-team:hover{-webkit-transform:scaleY(1);transform:scaleY(1)}.lt-team-sec-2 .social-team li a{margin-right:0}.lt-team-sec-2 .social-team li a:before{color:#fff}